Mo_Flava - Qofta Shidan (Official Video)

12 Views
Published
Qofta Shidan By Mo_Flava
Directed by: F. Omar Daily
Lockbox Production

Instagram: https://instagram.com/moflava___
TikTok: https://www.tiktok.com/@moflavamusic?_t=8grcckAQP4P&_r=1

Lyrics

Qofta shidan igee
Igadaba geee
Numberkeeda isheeg
Hada iisheeg

Kalakiciskeda ani ubogee
Waxas oo kaleta ani imaree
Sacan oo kalatay cana nugeee
Dj qoftan fiiri wan ka heleee
Ala see udheesho wan ka heleee
Kalaciskeedan ani ubogee
Waxaso kalata ani imaree
Sacano kalatay cana nugee
Always on the beat saxib manalawayee
Always on the beat saxib manalagafee

Eeeeeeee eeeeeee eeeeee
Eeeee Eeeeeee eeeeeee

Katimay katim wan dheelnaa
Magalada marka rabno wa kawalnaa
Inta badan saxib wantumanaa
Cash badan saxib wan daadiinaa
Sida dj cash wanka wadanaaa
Sidan oo kaleta wanaqanaaa
Wanakanaye wan bashalaynaa
Manta oo kaleto wan bashalaynaa
Bariyo oo kaleta jiifanaynaa
Saa dambe kaleta sookacaynaa
Wixii ina dhaafe aa losoconeena
Xasidkena manta labalamaynaa
Bananka iskeen ban wada dhahaynaa
Mantaa oo kaleto eee
Sacanoo kalata cana nugeee
Eee eeee eee

Qofta shidan igeee
Iga daba geee
Numberkeda isheeg
Hada isheeeg
Kalakisciskeda ani ubogee
Waxas oo kaleta ani imaree

Qofta shidan igee
Igadaba dee
Numberkeeda isheeg
Hada iisheeg
Qofta shidan igee
Iga daba gee
Numerkeeda isheeg hada isheeg
Kalakiciskeeda ani ubogee
Waxas oo kaleto ani imaree
Sacano oo kaleto cana nugee
Dj qoftan fiiri wan ka helee
Ala see udheesho wanka helee
Kalakaciskeedan ani ubogee
Waxas oo kaleta ani imaree
Sacan oo kaleta cana nugee
Always on the beat saxib manalawaye
Always on the beat saxib manalagafee

Eeee eeeee eeeeee
Eeee eeee eeee
Eee eeee eeee

You headed to the top floor
And i am chilling on the roof
Henny to the goose
From the kitchen to the booth
Heavy with the youth
War ready with the proof

Qofta shidan
Qofta shidan
Qoftan shidan igee
Qofta shidan igee
Qofta shidan iii
Qofta shidan igee
Iga daba gee
Numberkeda isheeg
Hada isheeg
Kalakiciskeeda ani ubogee
Waxas oo kaleta ani imaree
Sacan oo kaleto cana nugee
Always on the beat saxib manalawaye
Dj qoftan fiiri wanka helee
Ala seee udheesho wan kahelee
Eeeee eeeee
Category
Rap
Be the first to comment